sprogpakken

 
 
 
Language Package Arabisk Engelsk Polsk Rumænsk Somali Thailandsk Tyrkisk Urdu Vietnamesisk
For pædagoger - 4-dageskursus $randomimages = ""; //here we print echo "$randomimages"; } getRandomImg(1,56,"../img/banner/") ?>
 

Ku waalidka

Carruurtu waxay afka ka bartaan waalidkood...

Marka caruurtu afka ku adeegsanayaan ciyaaraha iyo kulamada kale ee ay la yeeshaan caruuraha kale iyo dadka waawayn ayay u tababartaan, inay afka u adeegsadaan si leh ujeedo, halabuur iyo hubaal – afku isaga ayaa is wada. Si kastaba ha ahaatee waxay caruurtu afka ugu horayn ka bartaan dadka waaweyn. Waxay is baraan afka, ay ka maqlaan dadka waaweyn oo adeegsanaya – waa erayada iyo odhaahaha muujinaya afka qoysas kasta –oo waxay is baraan habka ay dadka waaweyni u adeegsanayaan afka, marka ay wada hadlayaan, iyo marka ay ka hadlayaan dhacdooyinka iyo waayoaragnimada nolosha. Sidaa darteed waa muhiim in loo feejignaado, in dhamaan dadka waawayni yihiin hormoodka afka, hase yeeshee waalidiin ahaan waxa joogtaan meel aad ugu muhiim ah horumarinta afka ilmihiina.

 

Text

CARRUURTU WAXAY AFKA KA BARTAAN WAALIDKA -QOAAL

Text

YOOLKA KALA SARREEYA EE XIDHMADA AFKA